Olole Dhirta Looga Jarayay Dugsiga Sare ee Degmada Dolow oo maanta labilaabay

Ol ole dhirta looga jarayey dugsiga sare ee degmada dooloow ayna si wada jir ugu qayb qaateen maamulka dhalinyarada, qurbo joog degmada u dhalatey, bahda saxaafada ayaa saakey ka qabsoontey degmada dooloow

Dugsigan ayaa dhismihiisa iyo hirgalingalintiisa waxaaa iska kaashadey dadka reer dooloow iyo qurbo joog u dhalatey degmada, kuwaasi oo si mutudawacnimo ku jirto maal iyo xoog u muujiyey kaalinta lama ilaabaanka ah ee ay ku yeesheen taaba galinta dugsiga sare ee degmada dooloow

Amran yarey oo ku hadlaysay afka qurbo joogta maraykankan gaar ahaan colombus ohai ayaa sheegtey in howshii ay gaba gaba taagan tahay meel walbo oo qurbaha iyo dalka gaar ahaan degmada dooloow si wada jir looga qayb qaadanayo hormarka iyo baahida loo qabo in arday soomaaliyeed ay waxbarasho sare heleen

Maalmaha soo socdo ayaaa lagu wadaaa in xariga laga jaro dugsigani waxaana wali socdo dadaaalo kale oo qurbo joogta iyo dadka reer dooloow ay wax ugu qabanayaaan kaabayaasha dadweynahadolow dooolow dugs dugsi jarid

Leave a comment

Your email address will not be published.

*