DAAWO SAWIRRO ;- Waziirka Wasaaradda Amniga Jubbaland oo Kormeeray Deeganno ay ciidamada Jubbaland howlgallo ka sameeyeen

Xilli ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland  ee ku sugan gobolka Gedo ay ka wadeen howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka deegaannada hoos yimaada degmada luuq ee gobolka Ged sida  shaatoolow qeydar suubow iyo deegaana kale oo kuxiran tuulootinkaasi ayaa waxaa maanta kormeeray  deegaanada ay howl galadaan kasocdaan waziirka wazaarda amniga ee dewlad goboleedka jublnd mudane cabdirashid hasan cabdinuur isagooni  kudhiiragaliyay ciidamda daraawiishta jubaland howlagalda ay kubaacsanyaan maleeshiyaadka alshabaab kaa oo lagu xaqiijinayo amaanka guud  ee deegaanadaasi  waxaana ciidamada  ay ahaayeen kuwa heegan ugu jira sidii shacabka soomaaliyed ay ugu difaaci lahaayeen kooxaha nabaad diidka ee alshabab

Kadib karmeerka wasiirka wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka jublnd uu kutagay deeganada ay ciidamada darawiishta jublnd  ee gobolka gedo kawadeen howlagaldan waxa  uu safar kuyimid degmada luuq ee gobolka gedo

Sikastaba howlagalada ayaa ah howlagalo lagu xaqiijinaya amaanka guud ee deeganadasi  waxaana ay qeyb kanoqonayaan howlagalo looga saarayo guud ahaan deeganada jublnd kooxaha maleeshiyaadka ee alshabab

IMG_9402 IMG_9403 IMG_9406 IMG_9420 IMG_9430 IMG_9434 IMG_9435 IMG_9441

Leave a comment

Your email address will not be published.

*