Daawo :-Maxkamada Sare Ee Ciidamada Ee Dowlad Goboleedka Juballand Oo Soo Gaartay Degmada B/Xaawo Kulama Kala Duwana Laqaadatay Saraakiisha Ciidamada

Wafdigaan oo isugu jiray gudoonka sare ee maxkamada ciidamada qalabka sida iyo wazir kuxigenka arimaha gudaha ee dowlad goboledka jubaland oo malmahanba kusugna degmada dolow ee gobolka gedo islamarkana howlo shaqo uyimid gobolka gedo ayaa manta sogaray degmada b xaawo e gobolka gedo iyagoona kulamo kala duwan oo saxafgadu ay dibad jog ka ahayd  laqatay sarakisha ciidamada mamulka degmada iyo golaha gurtida degmada iyo qaybaha kale ee bulshada

Ujeedka imatinkaaga ayaa ku aadanayd dhagaysiga dacwadaha maxaabista kuxiran xabsiyada degmada  belet xawo  sida uu warbahinta ushegay gudoonka sare ee maxkamad ciidamada qalabka sida ee dowlada goboleedka jubaland  sh xassan  markii uso idladay kulamadai ay laqateen  hay adaha amniga iyo qaybaha kasle ee bulshada

 

Halkan Hoose Kadawo

Leave a comment

Your email address will not be published.

*