Dhageyso:- Baladxaawo oo laga daahfuray tababar ku saabsan xallinta Khilaafaadka

Siminaarkani oo kusaabsan xalinta khilaafaadka islamarkaana ay soo qaban qaabisay hay ada undp oo kaashaanaysa mamulka degmada b xaawo ee goblka ayaa waxa kasoo qayb galay culuma awdiin odayaal dhaqameed ururada haweenka iyo dhalinyarada iyo xubno katirsan mamulka degmada b xaawo

Gudomiyaha degmada b xawo mudane maxamuud xayd cismaan ayaa daah furay tawabarkani kusaabsan xalinta khilaafadka soo kala dhex gala bulshada iyo sidi ay  ay uwajihi lahayeen waxaana uu ku baraarujiyay bulshada kaso qayb gashay tawabarkani in ay kafaa iidaystan casharada kusab san xalinta khilaafadka isagoona ugu dambeyn umahad celiyay hay ada undp oo iyadu barnaamijkan fulinaysa gaar ahaan madaxa hay ada undp ee jubalanad axmed guled

Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah kasoo qayb galayaasha tawabarkani oo aragtidooda ka bixinayo sidii loo xalin laha khilaafadka sookala dhex gala bulshada

 

 

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*