Dhagayso+Sawiro:-Kudhawaad 30 Arday Oo Baratay Culuumta Diiniga Iyo Maadiga Oo Shahaadooyin Lagu Gudoonsiyay B Xaawo

Xafladani oo ahayd mid loo samaynayay inkabadan 30 arday o mudo laba sano ah baranayay culumta diiniga iyo maadiga ah islamarkaana dhiganayay machadka daarul xadith ee degmada b xaawo ee gobolka gedo ayaa waxa kaso qayb galay odayal dhaqameed xubno kamid ah goobaha waxbarashada degmada b xawo waalidiin iyo sidokale ardayda iyagu kaqalin jabiyay machadkaasi

 

Qaar kamid ah marti sharafti kasoo qayb gashay munaasabadani ayaa dhankooda hambalyo iyo bogadinba udiray mamulka iyo sidokale ardaydi manta kaqalin jabinayay culuumta diiniga iyo maadiga oo ay baranayeen mudo laba sano ah waxaana ay kutilmaameen guul usoo hoyatay bulshada reer b xaawo

 

Mamulka machadka daarul xadith sh cabdirisaaq xasan  oo isna ugu dambayntii  goobta kahadlay ayaa kawarbixiyay mudadi adkayd iyo marxaladihii aysoo mareen ardaydani manta ufadhida gabagabda shahadada diploma waxana uu ugu baqay bulshada reer b xaawo in ay ka faa idaystaan waxbarashada uu hayo machadka daarul xadith

Halkan Hoose Kadhagayso Warka Iyo Sharif Ahmed Taajir

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*