Dhagayso+Sawiro:-arday dhamaysay barashada cafimaadka oo xaflad qalin jabin ah loogu sameeyay b xaawo

Munaasabadani oo ahayd mid ay kuqalin jabinayeen ilaa iyo 20 arday oo ah dufcadii labad ee machadka kulmiye islmarkaana baratay maadada caafimadka ayaa lagu qabtay howlka sadhura waxaana kasoo qayb galay dhaqtiir macalimiin waaridiinta ay ardaydoodu kaqalin jabinayeen macahadka kulmiye iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladani

Ugu horeyn waxaa munasabada xaflada qalin jabinta ah ee loo sameeyay ardaydii dhamaysay barashada caafimdka daah furay mamule kuxigenka macahada kulmiye isagona uhambalyey ardaydii dhamaysay caafimadka islmarkaana dadaal iyo juhdi kubixiyay in ay soo tiigsadaan maalinta o0kale waxaana uu kubaraarujiyay in ardaydani ay siiwatan waxbarashadooda islamarkaana ay ufa iideyan bulshada wixi ay sobarteen

Madaxa aqbalaada iyo diwaan galinta jamacada gedo dr cusmaan cabdi Ibrahim iyo sidoo kale cabdirisaaq xasan maxamuud oo iyagu  ah kasoo qayb galayaasha xafladaasi aya dhankoda ugu hambalyey machadka kulmiye ee degmada b xaawo iyo ardayda kaqalin jabinaysa barashada caafimadka maalintan muhimada uleh waxaana madaxa aqbalaada iyo diwan galinta jamacada gedo dr cusman cabdi Ibrahim uu ubalan qaday ardaygii ugu horeyay ee galay 1 kowad in jamacada gedo aysiinayso waxbarasho bilaash ah

Hadaba waa side darenka qaar kamid ah ardaydii dhamaysay barashada caafimaadka islamarkana nasibka uyeshay in machadka kulmiye ay manta kaqalin jabiyaan

 

 

HALKAN HOOSE KADHAGAYSO

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*