DAAWO: Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo kusoo laabtay kana hadlay…

vlcsnap-2017-07-04-16h49m57s21Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland ayaa maanta dib ugu soo laabtay Kismaayo kadib safarro uu mmudooyinkii u danbeeyay ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid wasiirkii dhalinyarada iyo cayaaraha Jubaland oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho oo lala eegtay saldhigga degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Halkan ka daawo muuqaalka Madaxweynaha;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*