Wasiirkii Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubaland oo goordhow geeriyooday

AUN Wasiirkii Dhalinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedka Jubaland Sheekh Max’ed Max’uud Awlibaax ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo lagu daweeynayay.

Wasiirka ayaa sababsaday bir ka gashay madaxa, taa oo sababtay in dhiig gudaha ugu shubmo maskaxda islamarkaana wasiirku u geeriyoodo.

Madaxwayne kuxigeenka 1-aad ee Jubaland iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa ka tacsiyeeyay geerida wasiirka.

 

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*