Raali Gelin, cillad dhanka Server-ka ah oo heysatay Bogga Jubbalanmedia

Waxaan ka raaligelineynaa aqristeyaasha ku xiran Bogga Shabakadda Jubaland Media in ay ka raali ahaadaan cillad dhanka Server-ka ah oo na heysatay labadii maalin ee aynu kasoo gudubnay.

Waxaa lagu guuleystay in la xalliyo, hadda wixii ka danbeeyana waxaad naga heli doontaan wararkii iyo barnaamjiyadii joogtada ahaa ee aad nooga barateen Insh’allah.

 

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*