Masjidkii ugu weynaa magalaada Mosul ee al-Nuri oo dhulka la dhigay dhinacyda diriraya oo isku ….

Masjidka ugu weyn ee magaalada Mosul ee al-Nuri kaasoo ku caan ahaa minaarad qalloocan ayaa la qarxiyay sida ay sheegeen ciidamada dalka Ciraq iyagoo ku eedeeyay ururka IS, halka uu ururka IS ku eedeeyay burburka masjidka inuu ka dhashay duqeyn ciidamada cirka Maraykanka geysteen.

Maalmihii la soo dhaafay ayay ciidamada Maraykanku uu taageero waxa ay ku sii siqayeen deegaanada weli ay gacanta ku hayaan ururka IS ee magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ciraq Mosul.

“Ciidamadeena waxa ay ku sii dhowaanayeen gudaha degmada gabowday ee Mosul markii ay u jireen illaa 50mitir masjidka Nuri ayay ururka Daacish sameeyeen dambi taariiqi ah waxayna qarxiyeen masjidka Nuri,” ayuu yiri Lieutenant General Abdulamir Yarallah oo ah taliyaha guud ee ciidamada weeraray magaalada Mosul.

Hase yeeshee qoraal ay soo dhigtey shabakada Amaq ururka IS ayay ku eedeysay in diyaaradaha dagaalka Maraykanka ay burburiyeen masjidka.

Masjidka weyn ee al-Nuri ayaa ahaa halkii uu hogaamiyaha ururka IS Abu Bakr al-Baqdadi uu ka soo muuqday bishii June 2014 waxana uu halka ka jeediyay qudbad uu ku sheegay inuu yahay Khaliifka ama hogaamiyaha Dowlada Islaamiga ah.

waxaana lagu daabacay Sawiradan wakaalada wararka ee Reuters

Smoke rises from clashes near Mosul's Al-Habda minaret at the Grand Mosque, March 17, 2017. Islamic State's black flag had been flying over its 150-foot (45-meter) leaning minaret since June 2014. REUTERS/Youssef Boudlal

Smoke rises from clashes near Mosul’s Al-Habda minaret at the Grand Mosque, March 17, 2017. Islamic State’s black flag had been flying over its 150-foot (45-meter) leaning minaret since June 2014. REUTERS/Youssef Boudlal

It was from this medieval mosque that the militants' leader Abu Bakr al-Baghdadi declared a self-styled "caliphate" spanning parts of Syria and Iraq three years ago. Al-Baghdadi proclaimed himself "caliph," or ruler of all Muslims, from the pulpit of the mosque on July 4, 2014, after the insurgents overran parts of Iraq and Syria. Baghdadi's speech from the mosque was also the first time he revealed himself to the world, and the footage broadcast then is to this day the only video recording of him. REUTERS/Social Media Website via Reuters TV

It was from this medieval mosque that the militants’ leader Abu Bakr al-Baghdadi declared a self-styled “caliphate” spanning parts of Syria and Iraq three years ago. Al-Baghdadi proclaimed himself “caliph,” or ruler of all Muslims, from the pulpit of the mosque on July 4, 2014, after the insurgents overran parts of Iraq and Syria. Baghdadi’s speech from the mosque was also the first time he revealed himself to the world, and the footage broadcast then is to this day the only video recording of him.
REUTERS/Social Media Website via Reuters TV

A smoke rises above Al-Nuri mosque in the old city as Iraqi forces fight Islamic State militants April 17, 2017. REUTERS/Marko Djurica

A smoke rises above Al-Nuri mosque in the old city as Iraqi forces fight Islamic State militants April 17, 2017. REUTERS/Marko Djurica

Leave a comment

Your email address will not be published.

*