Farmaajo oo booqday Xerada ugu weyn ee Daraawiishta JL iyo tan xoogga dalka ee Kismaayo

Madaxweeynaha Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo ayaa kormeeray xerooyinka ay ku jiraan ciidamada xoogga dalka, qeybta 43 aad iyo weliba ciidamada daraawiishta Jubaland.

Kormeerka uu madaxweeynaha ku tagay xerooyinkaasi waxaa ku wehlinayay madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam.

Goordhow waxaan idiin soo gudbin doonno muuqaallo iyo sawirro ku saabsan kormeerka.

Naga filo qudbado xiiso leh oo uu Madaxweeynuhu jeediyay.

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*