Madaxwayne Farmaajo oo la caweeyay dhalinta Kismaayo [Sawirro]

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa xalay mid kamid ah hoteellada magaalada Kismaayo kula caweeyay qaar kamid ah dhalinyarada reer Kismaayo.

Madaxwaynaha oo uu wehlinayay Madaxwayna Axmed Max’ed Islaam ayaa xalay fiidkii gaaray Hotel Tawakal, halkaa oo ay la fariisteen islamarkaana waqti kula qaateen qaar kamid ah dhalinyaradii ka shaaheeyneysay hotelka.

Madaxwayne Farmaajo iyo dhalinyarada ayay dhex martay sheeko iyo iswareeysi ku saabsan xaaladda dalka.

Madaxwaynaha ayaa dhalinayrta kula dardaarmay in ay u shaqeeyaan dalkooda iyo dadkooda, isagoo sheegay in shaqsi walba oo Soomaali ah ay masuuliyad ka 18838964_901016270039275_4782264790075337758_n 18893248_901016433372592_2580307963900547651_n 18893379_901016530039249_7309544983712250158_n18893427_901016473372588_1670819992138907073_n 18920659_901016586705910_1389616034559328886_n 18952641_901016256705943_5213455186594071654_n 19029520_901016266705942_7665556618159996847_nsaarantahay dalkiisa.

Daawo Sawirrada.

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*