Jubaland oo Munaasibadda Ciidda awgeed cafis u fidisay Maxaabiis

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Max’uud Sayid Aadan oo wakiil ka ah Madaxweynaha ayaa umadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay munaasibadda ciidda, isagoo sheegay in dowladdu cafis u fidisay in ka badan 100 maxaabiis oo ku xiran xabsiyada Jubaland.

Halkan ka daawo;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*