DAAWO: Xildhibaanno ka tirsan Jubaland oo gaaray Luuq

Mudaneyaal ka tirsan baarlamanka dowlad goboleedka oo mudooyinkii u danbeeyay howlo shaqo u joogay degmooyinka gobolka Gedo ayaa gaaray magaalada Luuq ee gobolkaasi Gedo.

Masuuliyiintan oo uu wehlinayay gudoomiyaha degmada Luuq ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmadaasi, ayagoo sheegay in ujeedka safarkoodu yahay in ay u kuurgalaan xaaladda guud ee bulshada ku dhaqan gobolka, ayagoo sheegay in inta ay joogaan degmadaasi ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta maamulka degmadaasi iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deegaanka.

Halkan ka daawo Muuqaalka;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*