DAAWO: Taliyaha Booliska Jubada Hoose oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Kismaayo

Taliyaha Booliska gobolka J/hoose Max’ed Naasir Guuleed ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax saaka ka dhacay magaalada Kismaayo, oo ay waxyeelo kasoo gaartay xubno ka tirsan kooxda Baambeeyda Jubaland.

Taliyaha ayaa sheegay in shan askari ku dhaawacantay mid kalena uu ku dhintay, isagoo sheegay in qaraxu uusan ahayn Miino balse uu ahaa Oxygen ka dhex qarxay goob ay ciidanku qashin ku gubayeen.

Halkan ka daawo Taliyaha muuqaalkiisa;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*