DAAWO: Shirkad Biyo macaan gelin doonta Garbahaareey oo la daahfuray

Maamulka gobolka Gedo iyo kan degmada Garbahaareey ayaa markii ugu horeeysay magaaladaasi ka daahfuray shirkad biyo gelin ah, taa oo adeeg biyo macaan oo nadiif ah siin doonto bulshada deegaankaasi.

Magaalada Garbahaareey ayaa waxaa ka jiray dhibaatooyin dhanka biyaha ah, ayadoo biyaha halkaasi laga isticmaala ay ahaayeen kuwo aan macaaneyn, islamarkaana ay shacabka deegaanku dhibaato ku qabeen.

Arrintan ayaa waxaa si diiran usoo dhaweeyay bulshada ku dhaqan degmadaasi.

Halkan ka daawo Muuqaalka.

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*