Daawo Sawiro Dhaawacyada Degaal Maanta Ka Dhacay Baydhabo Oo Sababey Khasaare

Dhaawacyada Israsaaseyn Maanta Ka Dhacdey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxaa la gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Magaalada Baydhabo waxaana booqasho ku tagey Mas’uulyiinta ka tirsan Koonfur Galbeed Somalia kuwaasi oo u kuur galayey xaalada dadka waxyeelada kasoo gaartey Degaalki saaka ka dhacay Bartamaha Maagalada baydhabo

Israsaaseynta ayaa  waxaa ku dhintey 4 ruux tiro 9 kalena waa ay ku  dhawacmeen oo u badan dad shacab ah oo aan  Waxba galabsan oo barakacyaal ah.

Degaalkan iyo sameyntiisa cida ka dambeysay si aan wax ugu hogaano waxaan xariira kala duwan la sameynay Masuuliyiinta maamulka koonfur galbeed balse way noo suurtoobi waysey sababo la xariira ka jawaabid la.aanta Qadka taleefoonka.

Faah Faahin kala Soco Www,jubalandmedia.com

Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo

 

 

Leave a comment

Your email address will not be published.

*