Daawo Sawirada:-Tartan Quran Kariimka ah Oo Lagu Qabtay Degmada Belet Xaawo Ee Gobolka Gedo

Tartanka quraanka kariim ka ah ee lagu qabtay mid kamid ah masaajida degmada belet xaawo ee gobolka gedo ayaa waxaa soo qaban qaabiyay daladda tartan quraaneedka gobolka gedo oo ay kamid yihiin qaar kamid ah macliimiinta madaarista degmada iyo dhalin yaro rer belet xaawo ah oo kala ah shine xasan cali iyo macalin saleban shekh xasan cade waxaana tartankani oo ah kii shanaad kasoo qayb galay il 21 dugsi oo kamid dugsiyada quraanka kariimka ah ee magalada belet xaawo waxaana xaflada furitaanka tartankaasi kasoo qayb galay mamulka degmada belet xaawo gaar ahaan madaxa arimaha bulshada mudane cqadir xusen ibraahim macalimin iyo artdaydi loo qabanayay tartankaasi ugu horeyn waxaa munaasabada furitaanka tartankani quraan aqriska ah daah furay macalin xasan oo kamid ah soo qaban qaabiyasha tartankaasi isagona kula dardaarmay dadka muslimiinta ah in ay kudadaalaan cabsida ilaahay islamrkaana lagarb istaago tartamada lagu weynaynaayo kalaamka uu eebe inoosoo dajiyay

 

 

Ugu dambayntina waxa dhankisa gobta furitaanka tartanka quraanka kariimka ahi kahadlay madaxa arimaha bulshada mudane cqdir xusen ibraahim isagoona bogaadiyaydadkii isku xilqamay  in degmada belet xaawo ay kadhacaan tartamada quraanka kariimka ah waxaana uusheegay in dhawaan lamidayn doono goobaha waxbarashada si loo helo jiil waxku ool ahDSC04407 DSC04408 DSC04409

Leave a comment

Your email address will not be published.

*