DAAWO: Saraakiisha Jubaland oo ka warbixinaya dagaalkii Lugloow

Saraakiisha ciidamada dowlad goboleedka Jubaland oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Lugloow oo hoostaga Kismaayo.

Xasan Ciraaqi oo kamid ah saraakiisha ciidamada Daraawiishta Jubaland ayaa ka warbixinaya dagaalkii xalay dhex maray Al-shabaab iyo ciidamada Jubaland iyo weliba khasaarooyinka ka dhashay.

Halkan hoose ka daawo;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*