DAAWO MUUQAAL+SAWIRADA: Degmada Balad xaawo hormar amni ku talaabsatay

Warbixintan waxaad ku arki doontaan sida ay isku badashay bilooyin yar gudahooda degmada balad xaawo e Gobolka Gedo oo ah degmo ganacsi oo ku taalo xaduudka  Gobalada Degmada mandera ee waqooyi Bari Kenya Iyo  Suufta Ethiopia  Gobolka Liibaan

waxaan bulshada laga daremayaa neecowda nabadeed ee ay hiigsanayaan iyo dagaanshaha  waxaan amnigeeda Degmada Gacan wayn ka Gaystay Ciidamada Nabadsugida Jubaland iyo Maamulka Degmada

vlcsnap-2017-06-21-09h57m16s817 vlcsnap-2017-06-21-09h56m43s856 vlcsnap-2017-06-21-09h56m29s593 vlcsnap-2017-06-21-09h56m10s299

Leave a comment

Your email address will not be published.

*