DAAWO MUUQAALKA WARAYSI: Abdiraxman Maxamed Xusen Wasiir Kuxigeenka Wasaarada arimaha Gudaha Jubaland oo ka dayriyey xaalada abaarta Gobolka Gedo

wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha Jubaland  Abdiraxman Maxamed Xusen oo waraysi siiyey jubbalandmedia ayaa sheegay in ay wali ka jirto Gobolka Gedo xaalada cakiran oo dhanka nolosha ah

waxaana uu sheegay in aysan ka di in Gobolka Roobabkii ka da ay qaybo badan oo ka mid ah Gobolada dalka

waxaana uu ugu baaqay Dawlada faderalka ah beesha caalamka iyo gudiga gurmadka  abaaraha  heer qaran in ay la soo gaaran dadkaan waxa ay u hayaan waxaaana uu xusay in dhan kooda aysan hagran doonin waxa ay u  hayaa bulshada dhibaatayan

vlcsnap-2017-06-21-07h21m33s146

Leave a comment

Your email address will not be published.

*