DAAWO MUQALKA: Gudoomiyaha Degmada Luuq Maxamed Xusen Cismaan dadka in aysan Ubadka dhaafin ayaan ku dagaalamaynaa…

 

Maxamed Xuseen Cismaan Gudoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa ka warbixiyey xaalada Degmada Luuq  xiligan waxanaa uu sheegay in ay degmada ku noolyihiin inka badan 11.ooo oo qoys kuwaasi oo nolashoodu ay tahay mid liidata waxaana uu ugu baaqay beesha caalmka iyo Dawlada Faderal  soomaaliya in  ay gacan la soo gaaraan

Daawo kalmada Gudoomiyaha Degmada Luuq

Leave a comment

Your email address will not be published.

*