Daawo: Maxaabiis laga sii daayay xabsiga dhexe ee Kismaayo

Qaar kamid ah maxaabiis uu dhawaan madaxweynaha Jubaland cafis u fidiyay ayaa laga sii daayay xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo.

Maxaabiistan oo isugu jiray qaar galay danbiyo fudud iyo kuwo kale oo loo heystay danbiyo culus ayaa la fasaxay, waxaana arintan ay ka danbeeysay kadib cafiskii madaxweynaha.

Xeer ilaaliyaha gobolka C/casiis Cabdi Yuusuf ayaa sheegay in maxaabiista ay maanta fasaxeen, isagoo sheegay in sidoo kale degmooyinka xorta ah ee Jubaland laga sii daayay tiro ka mid ah 105 uu cafiska u fidiyay madaxweynaha.

received_1710686172305696 received_1710686198972360 received_1710686292305684 received_1710686322305681 received_1710686378972342 received_1710686428972337 received_1710686515638995 received_1710686572305656 received_1710686598972320 received_1710686628972317 received_1710687198972260 received_1710687285638918 received_1710687412305572 received_1710687548972225 received_1710687585638888

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*