DAAWO: kulan uu Madaxweeyne Farmaajo la qaatay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka

Madaxweeynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta wasaaradda gaashaandhigga dalka kula kulmay saraakiisha ciidamada xoogga dalka, isagoo kula hadlay arimo ku saabsan ammaanka guud ee dalka iyo weliba howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa Madaxweeynaha u sheegay in ciidamada xoogga dalka ay u diyaarsanyihiin howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ka bilaabaan guud ahaan gobollada dalka, ayna haatan siĀ  buuxda ciidamadu u heystaan tababarro iyo xirfado kale duwan oo dhanka ciidanka ah oo ku filan in ay uga hortagaan cadawga.

Halkan ka daawo muuqaal kooban oo ku saabsan kulankii uu madaxweeynaha la qaatay saraakiisha;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*