DAAWO: Taliyaha Booliska J/hoose oo ka warbixinaya amniga guud ee gobolka

Taliyaha Booliska gobolka J/hoose Mudane Max’ed Naasir Guuleed Xasan ayaa ka warbixiyay amniga magaalada Kismaayo iyo magaalooyinka kale ee xorta ah ee gobolka J/hoose, isagoo sheegay in ciidamada booliska la geliyay heegan bisha Ramadaan.

Halkan ka daawo muuqaalka.

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*