DAAWO: Madaxweeyne Farmaajo oo Khudbad Qiiiro leh ka jeediyay Caleemo saarkii Xaaf

Madaxweeynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa khudbad qiiro leh ka jeediyay xafladdii caleemo saarka madaxweeynaha cusub ee Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle, isagoo ku booriyay madaxda dowlad goboleedyada in ay muujiyaan midnimo, wada shaqeyn dhab ah iyo weliba in ay ka dhabeeyaan dhaarta ay u dhaarteen shacabka.

Halkan ka daawo Khudbadda Madaxweeynaha;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*