Daawo: Cayaaryahanka dunida ugu qaalisan oo cumreeysanaya

Cayaaryahanka u dheela kooxda kubadda cagta Man United ee dhalasha ahaan kasoo jeeda dalka Faransiiska Paul Pogba ayaa bishan barakeeysan ee Ramadaanka ku cibaadeeysana magaalada barakeeysan ee Makka, waxaana uu soo dhigay muuqaal isaga oo jooga Xaramka, kaa oo dhammaan umadda Muslimka ah ay aad ugu farxeen.

Leave a comment

Your email address will not be published.

*