Daawo: Al-fannaan Ilkacase Muqdisho iyo Paris waa isku mid

Fannaanka Soomaaliyeed ee Ilkacase oo Wareysi siiyay shabakadda Dalsoor ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka laga dareemayo Isbadal weyn, isagoo hab dhismeedka iyo horumarka ka jira magaalada la barbar dhigay caasimadaha waaweyn ee caalamka.

Ilkacase ayaa yiri “Diyaaradda markii ay dageeysay waxaan is iri ma qaldoontay oo ma France ayay ka dageeysaa, isma lahayn Muqdisho ayaa sidan ah.”

Halkan ka daawo Wareeysiga;

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*