Musharaxiinta Madaxweynaha oo maanta si rasmi ah Dooda loo qabanaayo

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhaceysa  Dood wadaag udhaxeysa  Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Somaliya.

Xarunta Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo Dood wadaag sida ay horay u shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha.

Doodda oo aheyd in horay loo qabto ayaa baaqatay kadib markii ay timid cilad dhanka Internet-ka ah.

Telefishinada Soomaalida ayaa si toos ah looga daawan doonaa Sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga Doorashada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Gelinka hore, (10:00am-12:00PM) Waxaa hadli doona Murashaxiinta Hoos Ku Qoran:

Axmed Maxamed Cabdi

Zakariye Maxamed Xaaji Xabdi

Bashiir Raage Shiraar

Jibril Ibraahim Cabdulle

Saciid Cabdulahi Deni

Dr. Saciid Ciise Maxamud

Sharif Sheekh Axmed

Cabdinasir Cabdulle Maxamed

Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame

Cabdiraxmaan Maxamud Maxamed Faroole

Cabdulahi Cali Axmed(Cadow Cali Gees)

Gelinka Dambe(02:00pm-04:00pm) Waxaa Ka Hadli Doona Murashaxiinta Hoos Ku Qoran:

Cabdulahi Ciilmooge Xirsi

Cabdulqadir Cosoble Cali

Cali Xaaji Warsame

Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke

Dr. Maxamud Maxamed Culusow

Maxamed Axmed Jabarti

Maxamed Cabdulahi Farmaajo

Maxamed Cali Nuur-Ameeriko.

Maxamud Axmed Nuur Tarsan.

Maxamed Cabdirisaq

Xasan Sheekh Maxamud

Xaaji Maxamed Yasin

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*