Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta Madaxweyninimo oo maanta la soo gaba gabeyay

Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta Madaxweyninimo oo maanta la soo gaba gabeynaayo05 February 2017

Maanta oo Axad ah ayaa in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Somaliya, waxayna Xilhibaannada dhageysan doonaan 8-da musharrax ee ugu dambeysa.

Waxaa horay u khudbeeyay 14 musharrax, iyadoo maantana musharrax walbo uu fursad u heli doono in Xildhibaannada Labada Aqal u gudbiyo Barnaamijkiisa Siyaasadeed.

Musharraxiinta maanta hadlayay doona waxay kala yihiin:

1.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed C/risaaq

8. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil

Maalinta Arbacada ah 8-da February 2017, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Leave a comment

Your email address will not be published.

*