Barlin deeq hajji khalif gabar u tagan wax qabadka shacabkeeda

Barlin deeq hajji khalif oo ah gabar somaliyed kana soo jeedo jubbaland gaar ahan degmada afmadow waa shaqsigi hadafka iyo fikirka laha in degmada afmadoow ceel biyood loo qodo

barlin waxey ka bilowday facebookeyda tabarruc kadib waxey furtay whatsapp gruop is kugu keentay ila kuman qofod oo kasoo jeedan degmada afmadow oo kala joogaan  shanta qaradood ee aduunka

runti qurba joogta rer afmadoow   wey la qateen gabarta fikirkeeyda wanagsan ee la tamid dhamantood si kal iyo lab ah ayeey  u soodhaweyeen kadib waxaa la guda galey sidi hadafkan looga  mira dhalin laha waana lagu gulestay

barlin waa qurbo joog balsa mar walbo jacel dadkeeda iyo dalkeeda iney wax u qabato mar walbana caawiso shacabka 27sano dhibaatada kujiro

sanadki horre 2016ki barlin waxey boqosho ku tagtay magalada kismaayo xaruunta mamulka goboledka jubbaland waxey boqotay melo badan inteey kismaayo joogtay waxaa kamid ah melaha ee boqotay isbitalka guud ee magalada kismaayo xafadaha barakacyashaa ee  dagan yahin

barlin hadafkeeda ma in kaliye afmadoow ceel loo qodo  iyada iyo qurba joogta reer afmadow waxey kalo  rabaan ineey iskuulo iyo isbitalke weyna ee ku yaalay  afmadow iney dib u dayactir ku sameyaan. iyo in wadooyinka magalada loo dhiso in lasameeyo xarumo agoonta ledahay

fadlan caawi dadkada mel walbo aad joogto

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

2 Comments on Barlin deeq hajji khalif gabar u tagan wax qabadka shacabkeeda

  1. Ayan osman hasan haji // January 31, 2017 at 12:15 pm // Reply

    Masha allah barlin deeq Xaji qalif…..guleso. marwaliba. Hadaf kenu waa Guul. Garabkaga taganấhy.. Hada nâhy shacabka ree jubalând. Qasatan. Ree afmadow …..

Leave a comment

Your email address will not be published.

*