DAAWO: Wafdi uu hoggaaminaayo wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminaayo wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Beekoos.

Waxaa kaloo wafdiga ka mid ahaa Ugaas Xuseen Cismaan Nuur oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Halkan Hoose ka daawo Warbixin

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*