DAAWO: VOA oo wareysatay Aamina Xirsi Mooge oo ah ganacsade inta badan caan ka ah Afrika

Aamina Xirsi Mooge

Aamina Xirsi Mooge

Aamina Xirsi Mooge oo ah ganacsade inta badan caan ka ah Afrika isla markaana ganacsigeeda aad uga shaqeeyso bariga Afrika ayaa ka qeybgaleysa Shirka Ardaa oo ay ku mideesan yihiin haween badan oo Soomaali ah kuwaasoo ganacsiyo kala duwan leh.

Aamino Xirsi oo asal ahaan ah Soomaali balse fadhiggeedu yahay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa ku guuleysatay abaalmarino ay bixiyaan madaxda bariga Afrika gaar ahaan Kenya iyo Uganda.

Halkan Hoose ka daawo Wareysi VIDEO ah oo VOA ay la yeelatay

http://www.voasomali.com/a/3454653.html

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*