DAAWO: Safaaradda Soomaaliya ee Belgian oo beenisay in baasaboorka Soomaaliga ay ka iibiso ajaaniibta

DAAWO: Safaaradda Soomaaliya ee Belgian oo beenisay in baasaboorka Soomaaliga ay ka iibiso ajaaniibta

Safaaradda Soomaaliya ee Belgian oo beenisay in baasaboorka Soomaaliga ay ka iibiso ajaaniibta

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeen uga timid dowladda Belgian oo ku aadan safaaradda Soomaaliya ee Brussels inay baasaboorka Soomaaliga ka iibiso dad ajnebi ah.

Arrintan ayaa timid kaddib markii wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Belgian ayaa ku eedeysay Safaaradda Soomaaliya ee xarunteedu tahay Magaalada caasimadda Brussels in ay siisay dad aan Soomaali u dhalan baasabooorka Soomaaliga & Waraaqaha dhalashada Soomaalinimada, sidaa waxaa qoray wargeyska “Vlaams nieuws”.

Haddaba Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Belgian, ayaa iska fogeeyay eedeymahani loo soo jeediyay Safaaradiisa, waxa uuna sheegay inaysan jirin wax sharci aqoonsi ah oo ay siiyeen dada aan Soomaali ahayn.

Halkan Ka daawo warbixin ka hadleysa

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*