DAAWO: Madaxweynaha Turkiga oo in ka badan hal milyan oo qof kula hadlay meel fagaaro ah

Madaxweynaha Turkiga oo in ka badan hal milyan oo qof kula hadlay meel fagaaro ah

Madaxweynaha Turkiga oo in ka badan hal milyan oo qof kula hadlay meel fagaaro ah

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa khudbad ka jeediyay in kabadan hal milyan oo qof oo isugu soo baxay magaalada Istaanbuul si ay cambaareeyaan inqilaabkii milatari ee fashilmay bisii hore.

Si loo muujiyo midnimada dalkaasi ayaa madaxweyne Erdogan waxaa garab taaganaa hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee ugu waaweyn mucaaradka dalkaasi iyo madaxa ciidamada qalabka sida.

Madaxweynaha ayaa dad tiro badan oo lulaya calanka dalkaasi waxa uu u sheegay in uu dib u soo celin doono xukunkii dilka ahaa ee 1984-kii laga mamnuucay dalkaasi, waa haddii buu yiri baaralamanka uu arrintaasi ansixiyo.

Halkan Ka Daawo Khudbadda Madaxweyne Erdugan

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

4 Comments on DAAWO: Madaxweynaha Turkiga oo in ka badan hal milyan oo qof kula hadlay meel fagaaro ah

  1. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa khudbad ka (U) jeediyay in kabadan hal milyan oo qof oo isugu soo baxay magaalada Istaanbuul (Istanbuul) si ay (u) cambaareeyaan inqilaabkii milatari ee fashilmay bisii hore.

  2. Baryahan waxaan u maleyn warka lama tifatiro! bal inta soo socotana ila fiiriya:

    Si loo muujiyo midnimada dalkaasi ayaa madaxweyne Erdogan waxaa garab taaganaa (taagnaa) hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee ugu waaweyn mucaaradka dalkaasi iyo madaxa ciidamada qalabka sida.

  3. Tanna fiiri;
    Madaxweynaha ayaa dad tiro badan oo lulaya calanka dalkaasi waxa uu u sheegay in uu dib u soo celin doono xukunkii dilka ahaa ee 1984-kii laga mamnuucay dalkaasi, waa haddii buu yiri baaralamanka (baarlamaanku) uu arrintaasi ansixiyo.

  4. Maalmihii hore qoraalku wuu fiicnaa ee maxaa baryahan ku dhacay shabakadda. Fadlan inaga hagaajiya warka la aqirsanayo

Leave a comment

Your email address will not be published.

*