SAWIRRO: Kismaayo oo si weyn loogu diyaar garoobay Cidda

DSCN4579

 

Akhristayaasha sharrafta leh ee Jubbaland Media Online, waxay halkan ka daawan karaan Sawirro laga soo qaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada halkaasoo si weyn dadku ay ugu diyaar garoobeen Ciidda Soonfur oo ku beegan maalinta Arbacada ee soo socotam kaddib markii caawa Sacuudiga uu sheegay in maalinta berri ay tahay Soon.

Dadweyne fara badan ayaa buux dhaafiyey Suuqa Kismaayo iyo guud ahaan goobaha ganacsiga kuwaasoo isgu jira rag iyo dumar iyo carruur doonaya in ay arad baxaan maalinta cidda.

Waakuwan sawirrada ciidda iyo mashquulka ka jira goobaha ganacsiga ee Kismaayo.

 

 

 

 

 

DSCN4561

DSCN4572DSCN4579DSCN4576DSCN4575DSCN4574DSCN4584 DSCN4582 DSCN4580

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*