SAWIRRO: Jubbaland oo u soo baxday Fiinaalka Tartanka kubadda cagta ee dowlad goballeedyada

10 Jubbaland ayaa u so baxday cayaarta Fiinaalka ee tartanka kubadda cagta ee maamul goballeedyada iyo Gobalka Banaadir ee ka socda Muqdisho kaddib markii galabta Rogoorooyin ay ku reebtay kooxda Banaadir.

Labada koox ayaa wakhtigii cayaarta waxay ku kala bixi waayeen barbardhac 0 iyo 0.

8n 7b 6 2 03 3 4 5 01

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

5 Comments on SAWIRRO: Jubbaland oo u soo baxday Fiinaalka Tartanka kubadda cagta ee dowlad goballeedyada

  1. Well done all jubbalanders! Hambalyo wiilaasha la hoolin waayay ee Jubbaland stars.

  2. Waan soo dhowaiin libaaxyada Jubaland guul

  3. waan u hambalyaynayaa xulka J.laand guusha ay galabta gaadheen.

  4. Hambalyo shacabka Jubbaland. Maanta waa naga badiseen, waadna mudateen booska aad ka hesheen ciyaarta ugu dambeysa. Waxaan rajeynayaa in aad sidaan u sii dhalaalisaan taariikhdiina kubadda iyo isboortiga, caasimadda gobolkana kala dagtaan Koobka 1.aad ee tartankan. – Salaan- Inan Banaadir.

  5. Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul jubaland we’ll done gsssss

Leave a comment

Your email address will not be published.

*