DAAWO: Soomaali lagu boobay laguna gubay ganacsigooda dalka Koonfur Afrika

Xilli toddobaad kaliya ay ka harsan tahay doorashooyinka dowladaha hoose ee dalka South Africa ayaa magaalooyinka iyo gobolada kala duwan ee dalkaan South Africa waxaa ka dhacaya dambiyo kala duwan oo lala xariirinayo arimaha doorashooyinka ee diyaar garowka loogu jira.

Halkan Hoose ka daawo Warbixin uu soo diray Wariyaha Radio Muqdisho ee dalka Koonfur Afrika C/LAAHI QORSHE

IMG_9657IMG_9664IMG_9678IMG_9685IMG_9703IMG_9707IMG_9716IMG_9737IMG_9739IMG_9741IMG_9753IMG_9758IMG_9784

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*