DAAWO: IGAD oo Dhallinyaro Soomaaliya ka timid tababar ugu qabtay Jigjiga

2 3Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deeganka Soomaalida Itoobiya waxaa ku shirsan dhallinyaro Soomaali ah oo ka kala yimid goballada dalka kuwaasoo la barayo horrumarinta iyo isku filnaanshiyaha.

Madaxweynaha dowlad deeganka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamed Cumar ayaa la hadlay dhallinyarada waxaana uu uga warbixiyey horrumarka ay gaartay dowladiisa iyo marxaladihii ay soo martay.

Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey urur goballeedka IGAD

 

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

1 Comment on DAAWO: IGAD oo Dhallinyaro Soomaaliya ka timid tababar ugu qabtay Jigjiga

  1. Waa hogamiye rasmi.ah waan.kurac.sanahy . Hogamiyaha mudane cabdi mahamud cumar …. Waa. Hogamiye buuxa runtii umahayo dhaliil.ah soomaaliye wax qabso

Leave a comment

Your email address will not be published.

*