Ogeysiis Ogeysiis: Doorashada Hoggaanka Jaaliyadda Jubbaland ee Dalka Koonfur Africa oo la qabanayo goordhow

                                                                     

                                        OGEEYSIIS

  GUDIGA DOORASHADA  JAALIYADA JUBBALAND SA

          DHAMAAN BULSHAWEYNTA SOOMALIYED EE DEGAN AHAAN

       KA SOO JEEDO JUBBALAND WAXAA LAGU WAR GALINAYAA IN LAQABAN DOONO DOORASHO LAGU DOORAN DOONO HOGAANKA HAGI LAHAA JALIYADA JUBBALAND EE KOONFUR AFRICA HADABA CIDII DANEEY NEESO XILKA HOGAANKA WAXA LA LA SOCOD SIINAYAA IN UU KU DIRO GOOBAHA LAGALA SOO XIRIIRIKARO EMAILKA HOOS KU QORAN    gudigadoorashadajaliyadajsa@gmail.com

     MACLUUMAADKA LOOGA BAHAN YAHAY AMA SHURUDAHA LARABO  IN UU SOO BUUXIYO            WAXA LAGU SOO DIRAYAA CINWAANADA UU SOO DIRSADO

GBOOTA DORASHADA: JOHANNISBURG HALL

WAQTIGA LAQABANAYO: 28/05/2016  SACADA 6:30PM FIIDKI

QABASHADA EMAIL KA UU MUSHARAXA SOO DIRSADO

AMA INTA JAWAAB LAGA SUGAAYO SHURUDAHA LAGA RABO WAXAA U DANBEYN DOONTO 26/05/2016 SACADA 6:30PM MAJIRI DOONTO XILIGAA KADANBE QOF LAGA AQBALI DOONO CODSI AMA JAWAAB UU LA DAAHAY

                                                    BY G/GUDIGA QABAN QABADA

                                                           JALIYADA JUBBALAND EE

                                                            KOONFUR AFRICA

                                                            MUDANE: CILMI XOOROW

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*