Vacancy announcement at Kismayo Sea Port

WARGALIN FURSAD SHAQO OO KA BANAAN DEKEDDA KISMAAYO

Dhammaan Akhristayaasha Shabakadda Jubbaland Media Online, gaar ahaan reer Jubbaland waxaa lagu wargalinayaa in la hayo Fursado Shaqo oo ka banaan Dekadda magaalada Kismaayo.

Haddaba cid kasta oo u baahan fursadaas shaqo isla markaana dooneys in ay ka faa’ideesato waxaa lagu wargalinayaa in ay halkan ka akhristo fursada shaqo ee ka banaan Marsada Kismaayo iyo shuruudaha looga baahan yahay cidda u baahan.

Fadlan Gujji Linkiskan Halkan hoose ku qoran.

Kismayo Sea port Job Advert

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*