Dhageyso Faa’dada uu Raadiyaha u lee yahay bulshadda

13-ka February waxaa loo asteeyay maalinta Raadiyaha, waxaana ay noqotay maalintan mid laga xuso adduunka oo dhan wixii ka dambeeyay sannadkii 2010-ka xilligaas oo hey’adda Qaradamada Midoobay ee u qaabilsan waxbarashada iyo dhaqanka ee UNESCO ay shaacisay maalintaas.

Haddaba Raadiyaha ahmiyadda maalintan ayaa ah siddii kor loogu qaadi lahaa wacyigalinta buslshadda waayo Raadiyaha dadka waxay ka heleen warar, warbixino ka hadla xaaladda bulshadda iyo madadaalo.

Si aan wax badan uga ogaano faa’idada Raadiyaha uu lee yahay waxaa ka hadlaya Cabdullaahi Maxamed Sheegow, oo ah qoraa u ololeeya horrumarinta afka hooyo ee Soomaaliga isla markaana horrey u ahaa Wariye ka soo shaqeeyay Radio Hargeysa, Radio Muqdisho iyo Wakaaladda Wararka Soomaaliya ee SONNA.

Halkan hoose ka dhageyso Cabdullaahi Sheego

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*