DHAGEYSO: Cayaartoday Soomaaliya ee 11-jirada oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya oo garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay cayaartoyda 11-jirada

Madaxweynaha Soomaaliya oo garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay cayaartoyda 11-jirada

Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada golle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay cayaartoyda kooxda Soomaaliya ee 11-jira kuwaasoo ka soo qeybgalay isla markaana natiijo fiican kala soo noqday tartankii kubadda cagta ee Jeem Cul ee lagu soo gabagabeeyay dalka Qadar.

Haddaba madaxweynaha ayaa mid kasta gacan qaaday cayaartoydaas una ballan qaaday abaal marino qaali ah.

Haddaba halkan hoose ka dhageyso sidda loo soo dhaweeyay cayaartoyda 11-jira ee Soomaaliya, markii ay saaka ka soo deggeen garoonka diyaaradaha Muqdisho isla markaana qaar ka mid ah ka hadlay dareenkooda.

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*