DAAWO Warbixin VIDEO ah oo ka hadleysa faa’idada Shaaxa iyo Kismaayo sidda looga isticmaalo

Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xiran Shabakadda Jubbaland Media Online, waxaan u soo gudbineynaa Muuqaal uu diyaariyay TV-ga Jubbaland, waxaana looga hadlayaa faa’idada shaaxa uu lee yahay iyo shaaxa iyo dadka Kismaayo sidda ay isku yihiin.

Dhakhaatiirta cilmi nafsiga taqaana waxay lee yihiin Shaaxa casarkii la cabo wuxuu jirkaa siiyaa fur-furnaan iyo caajis la’aan sidda lagu sheegay warbixintan.

Haddaba dadka reer Kismaayo siddee shaaxa isku yihiin?

Halkan hoose ka daawo warbixintan macluumaadka xambaarsan ee uu u diyaariyay Wariye Maxamed Xasan Xiise oo ka tirsan Jubbaland TV.

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*