4.5 WAA ABTIRKA CAALAMKA!!

Akhristayaal qoraalkan waa qoraal uu noo soo diray mid kamid ah asxaabteena, waxaana looga hadlayaa hannaanka 4.5

Taasi waxay ka dhigantahay, nidaamka iyo dariiqa loo jeexay siyaasadda Somaliya waa mid fursadsiineysa caalamkaoodhan.

Wadanwalibawuxuuxaqiijiyaa inuu siyaasaddaiyomusqbalkawadankamarwalbagacantiisakujiro, madaxdadalkanakuqasabanaatoinay helaan amahantaankalsoonidashacabka. NidaamyadawadamadaCaalmkasameystaanwaamidkuadagshisheeyuhu inuu kumilmosiyaasaddagudahaeewadanka.

HadabasiyaasigaSoomaaliyeedshuruudahaloogabaahanyahaywaainuu u dhashaybeelaha 4.5kabeeshacaalamkanataageerosiyaasadeediyomiddhaqaaleamamiliteri ka helaa.

Wadamadashisheeyenasidoo kalewaxayiyagana u baahanyihiininay helaan shakhsi u dhashaybeelaha 4.5 oo ay kutaageeraandhaqaaleiyosiyaasadamaawoodmiliterysi ay gacantauguhayaanSomaliya.

Hadaba ma waxaaadag in wadanshisheeyeuuraadsadoshakhsi mataladanahoodaooSoomaali ahkunaabtirsada 4.5,misewaxaaadagqofSoomaali ah inuu helo wadandhaqaaleiyosiyaasadbakutaageerosiyaasadiisa ah inuu xukunkafuuloSomaliyanasideediinabadaiyohorumarkusooceliyo?Jawaabtuwaalawadagaranayaa.

HaddiidariiqasiyaasaddaSOOMAALIYA lagadhigomidloomaroqaabdeegaan,wuxuusiyaasigukuqasbanaanlahaa inuu deegaankawaxqabadkuqanciyo, sidookalenawaxaa isku dannoqonlahaaJareerkaiyojileecadariska ah, halkamaantasiyaasiguuumatalayobeeshacaalamkaeemaalgashataynaftiisasiuu u xalliyodanahoodaiyoqurbajoogkukhalqashay liiska magacyadaiyoqabiilada ay kasoojeedaanmaamulladamarkaadhisan.

Siyaasadanidaamkadeegaankanafteedu ma aha mid 100% ka madaxbannaangacanshisheeye, laakiinsi ay musharaxoodacodugu helaanuguyaraanshisheeyuhuwuxuukuqasbanaanlahaainuu deegaankawax u qabtotaasoonoqonlaheydtake and give.

”Ninaadfadhikagaadagtahaylooma sara istaago”Layaab ma aha in beeshacaalamkutaageerto 4.5, waayowaaxarigaeeygaqoortalooguxidhomid la mid ahoobiniaadamlooxidhay.

Sibiqdaniwaxaanukudhacnaymarhore lamana ogalainayanu ka baxnowaligeen, waxaanankudhaqmeynaynidaamkani4.5kalaga soo billaabi dowladii C. Qasin, C/LahiYsuf, Sh. ShariifiyoXassanSheekh, waxaananidaamkanikunaaxaykaliyabeeshacaalamka, Somalina waykusiiwiiqmataykunasiiqiimaiyoqaayababeeshay.

 W/Q: Cabdiwali Q Gaaboow

 

 

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*