Sheekh Umal: Dhaantadu waa xaaraan (DAAWO VIDEO)

Sheekh UmalSheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culummada waa-weyn ee Soomaalida ayaa sheegay in ciyaarta dhaantada ay tahay ‘xaaraan’, wuxuuna dadka ku lugta leh ugu baaqay inay ka waantoobaan.

Sheekha ayaa muxaadaro uu ku qabtay masaajidka uu maamulo ee Abu Bakar Saddiiq ee ku yaalla xaafadda Eastleigh wuxuu ku soo bandhigay 14 qodob oo uu sheegay inay caddayn u yihiin in dhaantadu tahay xaaraan sida Shareecada Islaamka tilmaamayso.

Hoos ka daawo muxaadarada Sheekha.

https://www.youtube.com/watch?v=wgmU2sT4TLc

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*