Madbacada Kismaayo JET ee magaalada Kismaayo oo kordhisay adeegyadii ay u haysay Bulshada Jubbaland (SAWIRRO)

Madbacada KismaayoJet ee magaalada Kismaayo waa madbacada kaliya ee daboosha baahida ay bulshada Jubbaland u qabaan inay helaan adeegyada daababaacada ee ay u baahan yihiin.

Gagancsato reer Jubbaland ah ayaa sanadkii 2014 magaalada Kismaayo ka hirgeliyay Madbacadda Kismaayojet kadib markii ay arkeen baahida ay shacabku u qabaan inay helaan adeegyada ay madbacadu qabato.

Madbacada ayaa soo saarta adeegylo ay kamid yihiin, Boorarka, Calamada, Agabka Hidaha iyo dhaqanka, iyo adeegyo kale duwan.

Shacabka Jubbaland ee ku nool deegaanada Gobbolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa haatan Madbacada ka hela adeegyada ay u baahan yihiin.

Wariye ka tirsan Wargeysga Jubbalandmedia oo saaka booqday xarunta Kismaayojet ee magaalada Kismaayo ayaa halkaasi waxaa uu kula kulmay Madaxa Madbacada Kismaayojet Faarax Mursal Aadan waxaana maamulaha uu sheegay in Kismaayojet ay ku guuleysatay in shacabka Jubbaland ay gaarsiiso adeegyada ay u baahan yihiin.

Madbacada waxaa ka howlgala shaqaale fara fudud oo aqoon durugsan u leh shaqada ay qabanayaan.

DSC_0068 DSC_0067 DSC_0066 DSC_0064 DSC_0063 DSC_0062 DSC_0061 DSC_0060

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

DSC_0056 DSC_0055 DSC_0054 DSC_0053 DSC_0050 DSC_0049 DSC_0048 DSC_0047 DSC_0046

 

Madbacada KismaayoJET waxaa ay kasoo horjeedka Beera Xoriyadda magaalada Kismaayo ama la xiriir xarunta Madbacada KismaayoJET-  0616839053

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

2 Comments on Madbacada Kismaayo JET ee magaalada Kismaayo oo kordhisay adeegyadii ay u haysay Bulshada Jubbaland (SAWIRRO)

  1. Waahabalyo soo dhowaada madbacada kismaanyo.ee .sayid maxamad jubalaand waxuu.kamid noqon horumarinta afrika nabad nabad afrika

  2. Waa horumar barwaaqo wali madhicin horumar kaas kismaanyo barwaaqo nabad iyo badhadhe

Leave a comment

Your email address will not be published.

*