VIDEO: Yaan la daadinin dhiigga dadka aan waxba galabsan, Sheekh Idris

Maxamed Idris oo ka mid ah culumada waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga dadka aan waxba galabsan ee magaalada ku nool.

Hoos ka daawo farriinta muuqaalka ahi ee uu Sheekha ka soo saaray colaadda Gaalkacyo.

https://www.youtube.com/watch?v=hilXvSwZ-hk

Nagala soo xidhiidh jubalandmedia@gmail.com

Leave a comment

Your email address will not be published.

*